• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Golaha Baarlamaanka oo dib ufurmay + faahfaahin dheerad ah

Amran Mahad by Amran Mahad
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Baarlamaanka

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

15 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

2 days ago
Load More
Share

Baarlamaanka

Muqdisho: Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah dib uga furmay xarunta Villa Hargeysa, kaddib hakad siyaasadeed oo muddo kooban joojiyay shaqadii baarlamaanka, sababo la xiriiray khilaaf siyaasadeed oo sababay in xildhibaano laga mamnuuco ka qeybgalka fadhiyada rasmiga ah ee baarlamaanka.

Dib u furista kulanka ayaa ka dambeysay heshiis laga gaaray muran siyaasadeed oo hore u jiray, taas oo keentay in 24 xildhibaan — oo isugu jira mucaarad iyo qaar kamid ah wasiirrada xukuumadda — dib loogu oggolaado inay ka qeybgalaan kulamada baarlamaanka.

Xildhibaanadan ayaa horey looga mamnuucay fadhiyada Golaha Baarlamaanka,

Iyadoo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen mooshinno iyo khilaafyo siyaasadeed oo si gaar ah u taabanayay hoggaanka Golaha Shacabka.

Inkasta oo arrintan ay tilmaamayso isfaham horudhac ah, hadana xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa Guddoonka Golaha iyo xildhibaanada mucaaradka ah wali way taagan tahay.

Mucaaradku waxay wali ku dheggan yihiin mooshinkii ay horey ugu gudbiyeen Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), iyaga oo ku eedeeyay hoggaan xumo iyo ku xadgudub xeer hoosaadka baarlamaanka.

Mooshinkaas wali laguma darin ajandaha rasmiga ah ee kulamada Golaha, iyadoo la filayo in jawaabta Guddoonka ay noqoto mid muhiim ah oo go’aamisa jihada uu u dhaqaaqi doono Baarlamaanku maalmaha soo socda.

Warar aan rasmi ahayn oo laga helay qaar kamid ah xildhibaanada ayaa sheegaya in khilaafka wali yahay mid xooggan, balse fadhiga maanta loo arko tallaabo lagu yarayn karo xiisadda, ama ugu yaraan lagu furi karo wadahadallo cusub oo lagu xallin karo is-marin-waaga siyaasadeed ee jira

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah

Share
Tags: caasimadda MuqdishoGolaha Baarlamaankasomaliawararka mantawararka somalia
Previous Post

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

Next Post

Soomaaliya iyo Mareykanka oo Hishisyo muhiim ah galay, Kadib Magacabisti Wasir FIQI

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
5 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Soomaaliya iyo Mareykanka

Soomaaliya iyo Mareykanka oo Hishisyo muhiim ah galay, Kadib Magacabisti Wasir FIQI

Hindiya

Wararki Ugu danbeeyey Xiisadda u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan

Mareykanka

Mareykanka oo digniin culus u diray Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib shirkii Madashii wadatashiga qaranka

Recommended

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

5 months ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

5 months ago
Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

1 month ago
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

4 months ago
Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

4 months ago
Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

6 months ago
Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.