Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

MD Xassan sheekh oo ka hadlay Sameynta Turkiga IYO Mareekanka

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si isku mid ah ula shaqeysaa dalalka shisheeye ee saameyn weyn ku leh dalka, sida Turkiga, Imaaraadka Carabta, iyo Mareykanka.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
April 26, 2025, 9:56 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Xassan sheekh
Share

Xassan sheekh

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si isku mid ah ula shaqeysaa dalalka shisheeye ee saameyn weyn ku leh dalka, sida Turkiga, Imaaraadka Carabta, iyo Mareykanka.

“Siyaasadeena dibedda waa mid ku dhisan iskaashi iyo dan wanaagsan oo dalka u timaadda,” ayuu yiri, oo tilmaamay in mabda’da ugu weyn ay tahay “nabad iyo is-ixtiraam.”

MD Xassan Sheekh Saamaynta, ay turkiga & mareekanka

Turkiga Ku dhawaad ​​500 oo askari oo cusub ayuu Soomaaliya keenay bishaan gudaheeda, kuwaas oo loga talagay inay ilaaliyaan saldhigyada Turkiga. Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka ayaa sidoo kale loo adeegsan doonaa Al-Shabaab.

Madaxweyne Xassan sheekh mahamud yaa sido kale sheegay in turkey uu san aheyn dalka kaliya ee shisheeye ee doonaya in uu maalgashi ku sameeyo Soomaaliya, sidoo kale waxaa jira shirkado waweyn oo Mareykan ah oo maalgashi ku sameyn doona qeybaha shidaalka iyo gaaska dalka!

Madaxweynaha ayaa Sheegay in dalka uu madaxbannaan yahay, isagoo xusay: “in marnaba uusan ogolaan doonin faragelin shisheeye oo carqaladeeya siyaasadeena.”

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

11 hours ago
Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

12 hours ago
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

1 day ago
Burburka dhisme ku dumay waddada 9-aad ee Islii iyo cagaf ka shaqaynaysa goobta.

NCA oo shaacisay shirkadaha iyo injineerada ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii

2 days ago
Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

3 days ago
Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

3 days ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

3 days ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

4 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.