Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Maanta Lacag ay Leedahay Daacish,180 kun oo doollar..

Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Maanta Lacag ay Leedahay Daacish oo weli ku howlgalaya gobolka Bari, gaar ahaan aagga

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
February 28, 2025, 11:34 am EAT
Reading Time: 3 mins read
Puntland oo gacanta ku dhigtay
Share

Wararka24: Ciidamada ammaanka ee Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Lacag ay Leedahay Daacish, ciidamada oo weli ka howlgalaya gobolka Bari, gaar ahaan aagga buuraleyda Calmiskaad, ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen lacag tiro badan oo ay lahayd kooxda Daacish.

Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa sheegay inay qabteen teleefoonno lacago badan oo ay ku heysatay xubnaha Daacish, ka dib markii laga qabsaday saldhigyo muhiim ah oo ku yaalla gobolka Bari.

Puntland oo gacanta ku dhigtay

Lacagaha ay Puntland oo gacanta ku dhigtay ayaa laga helay teleefannada xubno laga dilay kooxda Daacish.

Markii la baaray teleefannada, waxaa laga helay lacago gaareysa illaa 180 kun oo doollar. Saraakiisha ciidamada ayaa shaaca ka qaaday inay Puntland oo gacanta ku dhigtay lacagahan, balse ma bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan halka ay lacagtaas kasoo gashay iyo qofka sida gaar ah u maamulayay.

Howlgallada ciidamada Puntland ayaa weli sii socda, iyadoo jab culus lagu gaarsiiyay kooxda Daacish. Waxaa la sheegay in ciidamadu ay ku laayeen xubno badan oo ka tirsan kooxda, iyagoo ka qabsaday saldhigyo ku yaalla gobolka Bari.

Puntland ayaa bishii December ku dhawaaqday dagaal culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka Daacish, waxaana ay sheegtay in tan iyo xilligaas ay dishay in ka badan 100 oo xubnood, kuwaas oo u badan ajaanib. Garabka Daacish ee Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyay noqday qayb muhiim ah oo ka mid ah shabakadda caalamiga ah ee Daacish.

Iyadoo lagu qiyaasayo tiradooda inay u dhexeyso 700 ilaa 1,500 oo dagaalyahanno ah, garabka Daacish ee Soomaaliya ayaa sanadihii la soo dhaafay kobcay, sababo la xiriira kusoo biirista dagaalyahanno ajnabi ah iyo kororka dakhliga dhaqaale. Si kastaba ha ahaatee, maleeshiyaadkan ayaa weli aad uga yar kooxda Al-Shabaab, oo gacanta ku haysa qaybo ballaaran oo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

  • Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

    Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in la isugu keeno dhinacyada siyaasadda dalka, si xal looga gaaro khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka federaalka.

    Sii AQRI


    October 23, 2026
  • Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

    Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

    wararka ayaa sheegaya in Baydhabo laga abaabulayo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada Birmadka Koonfur Galbeed, kuwaas oo la qorsheynayo inay ka qeyb qaataan howlgal lagu doonayo in dib loogu qabsado degmooyin ka tirsan gobolka Baay

    Sii AQRI


    October 23, 2026
  • Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

    Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

    Wareysi ay siisay MS NOW, Ilhan waxay sheegtay inay aad uga naxday baaritaankaas, xilli ay ka harsan yihiin toddobaadyo uun doorashooyinka dhexe ee 3-da Nofeembar, kuwaas oo go’aamin doona cidda maamuli doonta Aqalka Wakiillada iyo Aqalka Senate-ka.

    Sii AQRI


    October 23, 2026

Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

11 hours ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

12 hours ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

1 day ago
Mareykanka oo diblomaasiyiin kala baxaya Sacuudi Carabiya

Mareykanka oo diblomaasiyiin kala baxaya Sacuudi Carabiya

2 days ago
Duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday ciidanka Lafta-gareen

Duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday ciidanka Lafta-gareen

2 days ago
Ruushka oo diyaar u ah dib u bilaabista wadahadallada Ukraine

Ruushka oo diyaar u ah dib u bilaabista wadahadallada Ukraine

2 days ago
Ugaas Xasan oo eedeymo u jeediyay Shirkadda Hormuud iyo Salaam Bank

Ugaas Xasan oo eedeymo u jeediyay Shirkadda Hormuud iyo Salaam Bank

3 days ago
Calanka Soomaaliya iyo calanka Ireland oo dhinac dhinac u taagan, sawir guud oo ku saabsan walaaca 22 carruur Soomaali ah

Ireland oo ka walaacsan xaalada 22 carruur Soomaali ah

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.