• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo manta dalka ku soo laabtay.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo manta dalka ku soo laabtay.
Share

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka ku soo laabtay caasimadda Muqdisho kadib safarro shaqo oo uu ku tagay dalalka Shiinaha iyo Serbia.

 

Intii uu ku sugnaa dalka Shiinaha, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ka qeyb galay Shirka 7-aad ee China-Arab States Expo, halkaas oo uu khudbad ka jeediyay, kuna adkeeyay muhiimadda iskaashiga dhaqaale iyo siyaasadeed ee labada dal. Sidoo kale, wuxuu la kulmay madax ka tirsan dowladda Shiinaha, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka iyo in Beijing ay maalgashi ku sameyso fursadaha ballaaran ee Soomaaliya ka jira.

 

Xamsa Cabdi Barre ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Serbia, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay caasimadda Belgrade. Wuxuu qasriga madaxtooyada kula kulmay dhiggiisa Serbia, Mudane Duro Macut, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan.

 

Safarradan ayaa loo arkaa kuwo muhiim u ah diblomaasiyadda Soomaaliya, iyadoo la filayo in ay horseedaan fursado cusub oo ku saabsan maalgashi, iskaashi siyaasadeed iyo xiriir diblomaasiyadeed oo sii xooggaada.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.