• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?
Share

Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan muhiim ah kula yeeshay hoygiisa magaalada Muqdisho qaar ka mid ah aqoonyahanka, dhalinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed, kuwaas oo isaga la wadaagay aragtidooda ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.

 

Kulanka ayaa ku salaysnaa isweydaarsi talooyin iyo dood furan oo ku saabsan siyaasadda dalka, iyadoo musharrax Khayre uu sawir guud ka bixiyay xaaladda siyaasadeed ee taagan iyo dadaallada socda ee looga samatabixinayo dalka cawaaqib xumo ka dhalan karta doorasho aan heshiis lagu dhisin ama xaalad doorasho la’aan ah.

 

Ka qeyb galayaasha ayaa dhankooda muujiyay walaac ay ka qabaan jihada uu dalku u socdo, waxayna ku dhiirrigeliyeen Xasan Cali Khayre iyo guud ahaan siyaasiyiinta mucaaradka ah in ay sii wadaan dadaallada lagu xaqiijinayo in dalka uu ku laabto dhaqankii siyaasadeed ee wanaagsan, kaas oo afartii sanaba lagu qabto doorasho heshiis lagu wada yahay.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.