• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Waqooyi Bari: oo bilowday Tababar lagu xoojinayo suxufiyiinta?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Waqooyi Bari: oo bilowday Tababar lagu xoojinayo suxufiyiinta?
Share

Laascaanood – Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqday tababar muhiim ah oo lagu horumarinayo xirfadaha suxufiyiinta gobolka, gaar ahaan fahamka iyo ka warbixinta arrimaha khilaafaadka si masuuliyad ku dheehan tahay.

Tababarka oo cinwaankiisu yahay “Skill Development for North East Journalists on Conflict Sensitive and Peace Journalism” ayaa diiradda saaraya saddex qodob oo waaweyn: in suxufiyiintu si miisaaman uga warbixiyaan khilaafaadka, in la dhiirrigeliyo weriye-nimada nabadda, iyo in warbaahintu door muuqda ka qaadato dadaallada nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta bulshada.

Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in tababarkani uu qayb ka yahay qorshayaasha lagu horumarinayo warbaahinta deegaanka, iyadoo la tixgelinayo kaalinta ay saxaafaddu ku leedahay nabadda, xasilloonida iyo dib-u-heshiisiinta bulshada gobolka.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.