• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, October 13, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending

Fanaanka Safwaan Hilaac oo ku geeriyooday shil gaari oo Hargeysa ka dhacay

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 month ago
Reading Time: 1 min read
Fanaanka Safwaan Hilaac
Share

Hargeysa – Alle ha u naxariistee, Fanaanka Safwaan Hilaac ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Hargeysa, caasimadda Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya in gaariga uu watay fanaanka iyo dad kale oo la socday uu shil galay, halkaasna uu Safwaan Hilaac ku geeriyooday, iyadoo dhaawacyo culus ay soo gaareen qaar ka mid ah dadka kale ee saarnaa gaariga. Booliska Somaliland, gaar ahaan qeybta taraafikada, ayaa gaaray goobta shilku ka dhacay waxayna bilaabeen baaritaan ku saabsan sababta keentay.

Geerida Safwaan Hilaac ayaa saakay gilgishay baraha bulshada, iyadoo fannaaniinta, saaxiibbadiis iyo taageerayaal fara badan ay tacsi iyo murugo ku cabbireen qoraallo ay ku daabaceen bogaggooda. Dad badan ayaa Eebbe uga baryay inuu u naxariisto kana dhaafo dambigiisa.

Safwaan Hilaac wuxuu ka mid ahaa fanaaniinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku caan baxay Yurub, isagoo heeso iyo hal-abuur faneed ay aad u jecleysteen jiilka cusub. Geeridiisu waxay ka tagtay bannaan weyn oo ka dhex muuqda fanka Soomaaliyeed.


Share
Tags: War Degdeg ahwararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Daawo: 1200 neef oo geel ah ayaa lagu soo bandhigay Muqdisho, iyo Dooda Ka dhalatay?

Next Post

Liverpool oo heshiis rikoor ah la gaartay Newcastle si ay u saxiixato Alexander Isak

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

148 Muwaadiniin

148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

by Wararka24 News Desk
October 10, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo...

Kadib dilkii argagaxa

dilkii argagaxa lahaa ee loo geystay Hooyo iyo Carruurteeda oo war cusub kasoo baxay?

by Yasmin Jamal
October 10, 2025

Dhuusamareeb –Kadib dilkii argagaxa Ciidamada ammaanka ee dowlad-goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay laba ka mid ah saddex eedeysane...

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

by Yasmin Jamal
October 7, 2025

Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Guuto...

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

by Yasmin Jamal
October 6, 2025

Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi...

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

by Wararka24 News Desk
October 6, 2025

Muqdisho (Wararka24)– Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in caawa burbur ku soo dhammaadeen wadahadalladii u dhexeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo furtay 52 waddo oo ku yaalla Muqdisho

by Yasmin Jamal
October 4, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay maanta furto 52 waddo oo kala duwan oo ku...

Next Post
Newcastle United, Alexander Isak

Liverpool oo heshiis rikoor ah la gaartay Newcastle si ay u saxiixato Alexander Isak

Kim Jong Un oo Shiinaha u safray si uu uga qeyb galo xaflad milatari caalami ah

Kim Jong Un oo Shiinaha u safray si uu uga qeyb galo xaflad milatari caalami ah

Trump oo sheegayay in Israel ay ku guuldareystay arrin muhiim ahaa?

Trump oo sheegayay in Israel ay ku guuldareystay arrin muhiim ahaa?

Recommended

Live-wararka24 Puntland

LIVE: War Deg Deh Ah: Puntland oo taageerey Heshiiska ay lagaleen Somaliland?

3 days ago
Maqaarka xolaha soomaliya

Ganacsatada Maqaarka xolaha soomaliya oo galay khasaare ka badan $1 milyan oo dollar?

2 months ago
Qatar iyo Masar

Qatar iyo Masar oo wada dadaalo lagu Donayo badbaadinayo heshiiska xabad joojinta Gaza

8 months ago
Puntland oo gacanta ku dhigtay

Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Maanta Lacag ay Leedahay Daacish,180 kun oo doollar..

8 months ago
Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed Ayaa Laba Nin Si Degdeg ah Dil ugu Fulisay Ayago Lagu Helay Dilka Haweeney

8 months ago
Waqooyi Bari: oo bilowday Tababar lagu xoojinayo suxufiyiinta?

Waqooyi Bari: oo bilowday Tababar lagu xoojinayo suxufiyiinta?

1 month ago
Puntland

Puntland oo Daahfurtay Shirweyne Wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu Hoggaan u Tahay

5 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.