• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shariif Sheekh Axmed oo si kulul u canbaareyey MD xasan Sheekh

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Shariif sheekh
Share

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay dagaalka ka dhacay xaafadda Horseed ee degmada Hodan, kaas oo loo adeegsaday ciidanka xoogga dalka. Shariif ayaa sheegay in weerarkaasi sababay dhimashada dad rayid ah iyo burburinta guryo ay ku nool yihiin dad danyar ah.

“Waxaa ayaan darro ah in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo dalka u dhaartay inuu ilaaliyo nafta iyo maalka muwaadinka, uu kusoo hoos noqdo weerarro uu ku fulinayo ciidanka qaranka,” ayuu yiri Shariif. Wuxuu intaas ku daray in ciidamada Soomaaliyeed loo dhisay inay difaacaan dalka iyo shacabka, balse aan loo adeegsan dhulboob, cabburin bulsho ama dano siyaasadeed.

Madaxweynihii hore ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka uu ku tilmaamay mid xaq-darro ah oo aan wax dan ah ugu jirin dalka iyo shacabka. Sidoo kale, wuxuu uga digay saraakiisha ciidamada inay qaataan amarro sharci-darro ah oo ka hor imanaya waajibaadka ay u dhaarteen


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.