• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Arday
Share

Arday dhallinyaro ah oo horay uga gudbay imtixaanka dowladda ayaa Isniintii lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa ka dhashay khilaaf dhex maray laba askari oo ciidamada dowladda Soomaaliya ka tirsan.

Marxuumka Cali Sheekh Cumar ayaa ku geeriyooday rasaas ay isku fureen laba askari ee isku dhacay, isaga oo meeshaas maray waqti ay labada askari is dagaalayeen goobtas uu marayey wiilka. Qoyskiisu ayaa cadeeyey in wiilku ahaa arday aad ugu dadaalaya waxbarashadiisa.

Aabbaha Cali ayaa sheegay in wiilkiisu uu ahaa qof edeb leh oo aan waligii wax khaldan samayn. Wuxuu intaa ku daray in Cali uu u socday dugsigii waxbarashada markii uu ku dhintay dhacdadaas.

Qoyska marxuumka ayaa dowladda Soomaaliya ka codsaday cadaalad. Waxay sheegeen in aan wiilkooda la aasi doonin oo lala sugi doono ilaa laga helo qofka geystay dembiga.

Gabar ladhalatay Cali ayaa tidhi cadaalad ayaan u baahanahay qofka dilay walalkey si waafaqsan sharciga Ilaahey.

Maamulka dugsiga Jaabir Bin Xayaan ayaa xaqiijiyay in Cali uu ka mid ahaa ardayda ugu fiican dugsiga. Wuxuu sheegay in marxuumku uu noqon jiray mid ka mid ah kuwa hore u gala imtixaannada dowladda.

Maamulaha dugsiga ayaa yiri Cali wuxuu ahaa arday kaalinta koowaad ka geli jiray dugsiga una ahaa kuwa ugu akhlaaqsan.

Booliska Muqdisho ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan dilka ardayga. Qoyska ayaa sugaya in cadaalad laga gaadho dhacdadan.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.