Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa muuqaal cusub ku sheegay in lacag ballanqaad ah oo uu sameeyay ay diyaartahay. Wuxuu yiri: “Lacagtii aan ballan qaaday waa tanaa, Xamar ayaa lagasoo dirayaa. Warkeygu maaha, Taleefanka ayey ku jirtaa, waana iga diyaar.”
Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay dowladda federaalka ee Soomaaliya la wareegtay guud ahaan maamulka magaalada balad xaawo