• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Ciyaaraha
Trending

Alexander Isak Oo Ka haray Safarka Newcastle Ee Asia? + Sabata?

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Newcastle United Alexander Isak
Share

NEWCASTLE –WARARKA24: Weeraryahanka xulka Sweden iyo kooxda Newcastle United, Alexander Isak, ayaa ka mid noqon doonin ciyaartoyda u safreysa Singapore iyo Koonfur Korea, kadib dhaawac fudud oo kasoo gaaray bowdada.

Kooxda Newcastle ayaa xaqiijisay in maqnaanshihiisa uu sabab u yahay dhaawac yar, inkasta oo taageerayaashu ay durba ka walaacsan yihiin xaaladdiisa, maadaama uu horey uga maqnaa guuldarradii 4-0 ahayd ee ka soo gaartay kooxda Celtic kulankii ugu horeeyay ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Isak, oo bartilmaameedka koobaad u ahaa kooxda Liverpool xagaagan, ayaa maqnaanshihiisu ku soo beegmay xilli Liverpool ay haatan diiradda saartay weeraryahanka kale Hugo Ekitike, iyadoo ay kula soo wareegtay heshiis gaaraya ilaa £79m.

Newcastle ayaa shaacisay liiska ciyaartoyda kooxda koowaad ee u ambabaxay safarka Asia, halkaas oo ay Axadda ku wajahayaan Arsenal magaalada Singapore. Kadibna waxay kasii aadi doonaan Koonfur Korea si ay ula ciyaaraan kooxda xiddigaha K-League iyo Tottenham Hotspur.

Tababare Eddie Howe ayaa haysta koox buuxda oo diyaar ah marka laga reebo Isak, halka Lewis Hall uu kasoo laabtay dhaawac waxaana la filayaa inuu qeyb ka noqdo kulamada Koonfur Korea. sida lagu shaaciyay barta X oo hore looga yaqiinay (Twitter)

Eddie Howe has an almost fully-fit squad to choose from, however Alexander Isak misses out with a minor thigh injury.

Lewis Hall is available following an injury lay-off and could feature in South Korea.

— Newcastle United (@NUFC) July 24, 2025

Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.