• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, October 11, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
4 months ago
Reading Time: 1 min read
SSC-Khatumo
Share

LAASCAANOOD — Booliska SSC-Khatumo ayaa xiray shabakad dadka tahriibin jirtay oo muddo dheer ka shaqaynaysay magaalada Laascaanood.

Shabakadan ayaa xiriir la lahayd kooxo ku sugan Libya. Waxay tahriibinaysay dhalinyarada deegaanka.

Maxamed Jaamac Xaashi oo 25 jir ah ayaa la xiray. Wuxuu ahaa qofka ugu weyn ee shabakada. Wuxuu dhalinyarada ka qaadi jiray Laascaanood oo geyn jiray Libya.

Laba qof oo kale ayay booliska raadinayan. Waa Cabdulkariim Jaamac Xaashi oo Tripoli jooga iyo Aamina Axmed Jaamac oo ah hooyadood.

Aamina ayaa ahayd qofka lacagaha qaada. Waxay haysatay account lagu keydiyo lacagaha tahriibka.

Booliska ayaa helay $4,500 oo hal dhalinyaro laga qaatay. Waxay sheegeen in cadeymo kale ay ku hayaan.

Taliska ayaa dadka ka codsaday inay soo sheegaan wixii xog ah oo ku saabsan shabakadan. Waxay rabaan inay qabtaan xubnaha kale ee ka baxsaday.

Tahriibku wuxuu khatar weyn ku yahay dhalinyarada SSC-Khatumo. Qaar badan ayaa ku dhintay safarka Libya.


Share
Tags: Degmada LaascaanoodLaascaanoodSSC-Khatumowararka mantawararka somalia
Previous Post

Rigathi Gachagua oo ku Eedeeyay Ruto inuu Wado laami ah u Dhisayo Hotel kisa cusub.

Next Post

Madaxweyne Trump oo Joojiyay Barnaamijka Ka Hortagga HIV

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir

Cabdiraxmaan Daahir waa qoraa iyo tafatire sare oo ka tirsan Wararka24.com, isaga oo door muhiim ah ku leh hubinta iyo hagaajinta tayada wararka ka soo baxa wararka24.

Related Posts

148 Muwaadiniin

148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

by Wararka24 News Desk
October 10, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo...

Kadib dilkii argagaxa

dilkii argagaxa lahaa ee loo geystay Hooyo iyo Carruurteeda oo war cusub kasoo baxay?

by Yasmin Jamal
October 10, 2025

Dhuusamareeb –Kadib dilkii argagaxa Ciidamada ammaanka ee dowlad-goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay laba ka mid ah saddex eedeysane...

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

by Yasmin Jamal
October 7, 2025

Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Guuto...

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

by Yasmin Jamal
October 6, 2025

Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi...

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

by Wararka24 News Desk
October 6, 2025

Muqdisho (Wararka24)– Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in caawa burbur ku soo dhammaadeen wadahadalladii u dhexeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo furtay 52 waddo oo ku yaalla Muqdisho

by Yasmin Jamal
October 4, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay maanta furto 52 waddo oo kala duwan oo ku...

Next Post
Madaxweyne Trump

Madaxweyne Trump oo Joojiyay Barnaamijka Ka Hortagga HIV

Daawo: Ra’iisul Wasaare Xamse oo Diiday Doorasho Dadban

Daawo: Ra'iisul Wasaare Xamse oo Diiday Doorasho Dadban

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Recommended

Xuuthiyiinta Yemen

Xuuthiyiinta Yemen oo Weeraray Garoonka Diyaaradaha Tel Aviv ee israel + faahfaahin

7 months ago
Joe Biden

Madaxweynihii Hore ee Mareykanka Joe Biden oo Laga Helay Cudur Halis ah

5 months ago
Daraawiishta Puntland iyo Daacish

Daraawiishta Puntland: Dagaal culus oo ka dhacay buuraleyda Xabley oo Kadan ah Daacish

7 months ago
aabahay

Anigoo yar ayaa aabahay waxa dilay nin abti u ahaa, Taariikhda Aabe Dhalay Carruur 14.

5 months ago
Hotel Qaahira Beledweyne 2

Wararka24: Hotel Qaahira Al-Shabaab Oo Weli ka dhex dagaalamaya + faahfaahin dherad ah

7 months ago
Hawlgalka ciribtirka Daacish

Cafiska Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Soo Dhamaanaya – Maxaa Laga Ogyahay Dadka Ka Faa’iidaystay?

7 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.