Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Afrika

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

Sisi khudbad uu jeedinayay ayu ku yiri "Waxaan ka hadlaynaa difaaca dhulka iyo xuduudaha boqortooyada, Ma sababi doono xasillooni-darro dheeraad ah oo ka dhacda dalalka kale."

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
October 22, 2026, 12:45 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi
Share

Wararka24: Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa Arbacadii sheegay in dadaallada milatari ee Masar ay ku difaacayso Sacuudi Carabiya ay ku koobnaan doonaan ilaalinta dhulka iyo xuduudaha boqortooyada, isla markaana aysan ku lug yeelan doonin weerar ka dhan ah Yemen, sida lagu sheegay hadal ka soo baxay madaxtooyada Masar.

Munaasabad ay dowladda soo qabanqaabisay oo lagu magacaabo Egypt Forum 2026, ayuu Sisi khudbad uu jeedinayay ku yiri “Waxaan ka hadlaynaa difaaca dhulka iyo xuduudaha boqortooyada, Ma sababi doono xasillooni-darro dheeraad ah oo ka dhacda dalalka kale.”

Sisi ayaa hadalkan jeediyay intii lagu jiray kalfadhi ku saabsan amniga qaranka iyo muwaadiniinta maalintii saddexaad ee Madasha Masar ee 2026, sida lagu sheegay bayaanka.

Sisi oo sheegay in dhamaan dulka carabta ay difaaci doonan

Sisi ayaa intaa ku daray in Masar ay sidoo kale difaaci doonto dhulka dal kasta oo kale oo Carab ah “haddii la codsado,” isagoo carabka ku adkeeyay in dadaallada militariga Masar aysan ka gudbi doonin xuduudaha Masar ama kuwa dalka ay difaaci doonto.

“Amniga Carabta lama qaybin karo,” ayuu yiri Sisi, isagoo carabka ku adkeeyay in xasilloonida dalalka Khaliijka ay tahay arrin muhiim u ah amniga qaranka Masar.

baarlamaanka masar oo dib u digay ansixinta

Sabtidii, Sisi wuxuu ugu baaqay baarlamaanka inay ansixiyaan taageerada milatari ee suurtagalka ah si loo difaaco Sacuudi Carabiya haddii la codsado. Baarlamaanka Masar ayaa isugu yimid Axaddii iyo Isniintii ka hor inta uusan go’aansan in dib loo dhigo codbixinta ilaa Oktoobar 26.

Horumarkan ayaa yimid iyadoo ay sii kordhayaan colaadaha u dhexeeya Xuutiyiinta iyo Sacuudi Carabiya, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsadeen duqeymo maalmihii la soo dhaafay.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Burburka dhisme ku dumay waddada 9-aad ee Islii iyo cagaf ka shaqaynaysa goobta.

NCA oo shaacisay shirkadaha iyo injineerada ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii

9 hours ago
Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

1 day ago
Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

1 day ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

1 day ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

2 days ago
Mareykanka oo diblomaasiyiin kala baxaya Sacuudi Carabiya

Mareykanka oo diblomaasiyiin kala baxaya Sacuudi Carabiya

2 days ago
Duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday ciidanka Lafta-gareen

Duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday ciidanka Lafta-gareen

3 days ago
Ruushka oo diyaar u ah dib u bilaabista wadahadallada Ukraine

Ruushka oo diyaar u ah dib u bilaabista wadahadallada Ukraine

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.