• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyahisa Xiriirka Dowlad-goboleedyada + Sababta

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 2 mins read
Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyahisa Xiriirka Dowlad-goboleedyada
Share

Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyahisa Xiriirka Dowlad-goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).

Warkaan maanta kaso baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri

Madaxweynaha ayaa mar walba ka rajeynayaa masuuliyiinta uu u magacaabo xilalka sare ee Qaranka inay si wada jir ah uga qayb qaataan horumarka iyo midnimada dalka. Wuxuu tilmaamay inay waajib ku tahay inay waajibaadkooda u gudanayaan si hufan, daacadnimo leh, iyagoo u hoggaansanaya mas’uuliyadda ka dhalata xilalka ay hayaan.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XILKA LA-TALIYENIMO KA QAADAY MAXAMED XASAN IBRAAHIN (QOONE)
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XILKA LA-TALIYENIMO KA QAADAY MAXAMED XASAN IBRAAHIN (QOONE)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyay Mudane Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone) muddadii uu u soo shaqeeyay Qaranka, isagoo u rajeeyay mustaqbal wanaagsan.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah

Share

Recommended

Toddoba urur oo Itoobiyaan ah oo isbahaysi ka dhan ah Abiy sameeyay si xukunka looga tuuro

Toddoba urur oo Itoobiyaan ah oo isbahaysi ka dhan ah Abiy sameeyay si xukunka looga tuuro

1 week ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

3 months ago
Saraakiil Israa’iil ah oo qiray in qorshihii lagu ridi lahaa nidaamka Iiraan uusan hirgelin

Saraakiil Israa’iil ah oo qiray in qorshihii lagu ridi lahaa nidaamka Iiraan uusan hirgelin

7 months ago
Xasan Sheekh oo ku wajahan Mareykanka xilli Cirro uu ku sugan yahay New York

Xasan Sheekh oo ku wajahan Mareykanka xilli Cirro uu ku sugan yahay New York

3 weeks ago
Daawo: Ra’iisul Wasaara Xamza oo difaacay qorshaha dowladda ee Puntland

Daawo: Ra’iisul Wasaara Xamza oo difaacay qorshaha dowladda ee Puntland

3 months ago
Mudaaharaadyada Los Angeles

Mudaaharaadyada Los Angeles oo Sii Xoogeysanaya Maalintii Afraad + Faahfahin

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.